Hangoolnews.com
Daawo:- Wiil Yar Oo Saddex Sano Jira Kana Hadlay Abaaraha Wadanka Ka Jira Iyo Lacag Uu Gudida Abaaraha Ku Wareejin Doono + Dareenka Wiilkaasi Yar
January 2, 2017 - Written by Hangool

Hargeysa (Hangoolnews) :– Wiil yar oo reer Somaliland ah oo dadiisu tahay 3-sano ayaa ka hadlay abaaraha wadanka baahsan ee wadanka ka dhacay.

Wiilkan yar oo la yidhaaho Mudasar Khadar waxaanu yidhi isaga oo arrimahaasi ka hadlaya “Maalin kasta waxaan arki jiray xoola dhintay, iyo hooyooyin gaajoonaya, iyo caruur gaajooneysa, iyo dad waa weyn oo waayeela gaajoonayana, waxay cunaana aan heysan waxaanan leeyahay waar hurdada ka kaca, lacagta aad jaadka ku cuneysaana dadkiina wax ka siiya, ilaahiina ka yaaba, markaan habeenkii raashinka cunayo waxaan is idhaaha dadkan ay abaartu saameysay cunadaada ma ugeysaa,

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News