Hangoolnews.com
Daawo:– Orod-yahanka Caanka Ah Ee Somalilander-ka Ah Oo Darajada Ugu Sareysa Ee Ingiriiska Laga Bixiyo La Gudoonsiiyay Iyo Dareenkiisa
January 2, 2017 - Written by Hangool

London (Hangoolnews.com) Boqortooyada dalka Ingiriiska ayaa habka ugu sareeya ku maamuustay orod-yahanka caanka ah ee Mohomed Faarax

Waxaana sida la sheegay uu Mohamed Faarah noqon doona “Sir Mo Farah” waxaanu ka waramay darajadan la siiyay iyo qiimaha ay ugu fadhido.

Halkan Ka Daawo 

COMMENTS
Latest News