Guddiga Qaban-Qaabada Doorashada Gudoonka Baarlamaanka Oo La Magacaabay-Akhriso Magacyadooda.
January 1, 2017 - Written by Hangool
Hangoolnews:-Baarlamaanka Cusub ee Dalka Somaliya ayaa maanta doortey gudida qaban qaabada doorashada Shir gudoonka Baarlamaanka iyo ta madaxwaynaha oo la filaayo in ay dhawaan ka dhacdo magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somaliya.
Akhri Magacyada Gudida Qaban Qaabada Doorashada
