Hangoolnews.com
Daawo:- “Waar Wada Hadalku Waa U Bilaabmay Laakiin Somaliland-ney Keena Wax Leydinku Aamini Karo Nagana Rara Ciidankiina Umada Dabka Isugu Dhiibaya ” Cali Khaliif Galeydh
January 1, 2017 - Written by Hangool

Buuhoodle (Hangoolnews.com) Madaxwaynaha Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galaydh ayaa Waraysi uu siiyey Universal Tv Wuxuu uga hadlay Arimo la xidhiidha Xaalada khaatumo iyo Wada-hadalka ay la Fureen Somaliland.

“Wada hadalkayaga waxaanu is leenahay wax ku daweeya, haday nabad rabaana fidmada taagan, oo iyagu u heystaan ciidan qaran oo nabad meesha u jooga anagu waxaanu u aragnaa ciidan khasab dadka ku haya”

“Arrimaha yaala ee ay dadku arkayaan waxaa weeyi Somaliland ilaa hada colaadahaasi dantoodu inay ku jirto si aanay Sool, Sanaag , iyo Cayn u midoobin, oo meel uga soo wada jeesan oo danahooda u raacan waa ka mid”

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News