Hangoolnews.com
Daawo:- Garaadada Beesha Dhul-Bahante Oo Soo Saaray Go’aamo Ka Dhan Ah … + Maslaxaad La,Aana Ku Tilmaamay
January 1, 2017 - Written by Hangool

Buuhoodle (Hangoolnews.com) Isimada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa sheegay inay qaadaceen wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo.

Waxaanay sidan ka sheegeen shir,jaraa,id oo ay ku qabteen deegaanka Higlada

  • Waxaanu cadeynaynaa inaanan kulamada wax talo ah ku laheyn waxna ka ogeyn ee dhexmaray Somaliland iyo Khaatumo
  • Go’aamada ka soo baxay wada hadaladaasina maaha qaar khuseeya gobolada Sool Sanaag iyo Cayn maada aan lagala tashan shacabkooda.

Talooyinkamasiiriga ah ee gobolada SSC waaladawadaleeyahaycidina si gaara uma lahaa mana sheegankarto

Halkan Ka Daawo 

COMMENTS
Latest News