Hangoolnews.com
Daawo:- Fanaan Loo Diiday Inuu Bandhig Faneed Qabto Habeenkii Xalay Ahaa + Kana Warbixiyey Sababta Keentay In Loo Diido + Magaciisa
January 1, 2017 - Written by Hangool

Muqdisho(Hangoolnews.com) Fanaaka caan ah ayaa habeenkii xaley ahaa ee sanadka cusub ee 2017 ay kow aheyd ayaa lo diiday inuu qabto bandhig faneed

Fanaankan oo ah fanaan caan ka ah gayiga Soomaalidu degto waxaana fanaankan la yidhaaha Axmed Cabdikariin Maxamed (Biif) waxaana  habeenkii xalay ahaa laga hor joogsaday bandhig faneed uu ku qabanayay mid ka mida Hutelada Magaalada Muqdisho.

Waxaanu Fanaankani nasiib-daro ku tilmaamay in magaalada Muqdisho oo ah meeshi uu fanka ka bilaabay in loo diido in uu ku qabto waxanu yidhi “Waa nasiib-daro in caasimadii Soomaaliye ee Muqdisho oo aan fanka ka bilaabay in habeenkan caawa ah leyga hor istaaga b andhig faneedkeyga leyna diido”

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News