Hangoolnews.com
Akhriso:- Magacyada Xubnaha Doorashada Aqalka Hoose Ee Soomaaliya Uga Qayb Galaya Somaliland Oo Lagu Wado Inay Maanta Dib U Bilaabanto
January 1, 2017 - Written by Hangool

Muqdisho(Hangoolnews.com) Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya lagu wada inay ka bilaabanto doorashada xubnaha aqalka hoose ee Somaliland u matalaya.

Waxaanay doorashadani sababo aan la garaneyn ayay dib ugu dhacaysay ilaa hadana ma cada.

Waxaana xildhibaanada maanta doorashadan u tartamaya ka mida Ra,iisal wasaare ku xigeenkii  hore ee Soomaaliya,Ridwaan Xirsi Maxamed iyo wasiirkii hore ee arrimaha dibada Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan

Kursiga Koowaad Ee Doorsahada Aqalka Hoose Waxaa Ku Tartamaya

 

 

1-Foysiyo Yuusuf Xaaji

2-Caasha Aadan Yuusuf

3- Qaasim Ismaaciil Axmed

4-Ismaaciil Xasan Jaamac.

 

Kursiga Labaad

 

 

1-Baarliin Xasan Qalinle.

2-C/fitaax Ismaaciil Daahir.

3-Shukri Faarax Cilmi.

 

Kursiga Sedexaad

 

 

1-Faadumo Cusmaan Nuur.

2-Muuse Ismaaciil Jaamac.

Hangoolnews.com

Hangoolnews@gmail.com

Muqdisho/Office

COMMENTS
Latest News