Hangoolnews.com
Raaligalin Ku Socota Akhristayaasha Hangoolnews
December 31, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Waxaanu Si Sharaf Iyo Maamuus Leh Idiinka Raali-Galinaynaa Mudadii Hangoolnews Hawadda Ka Maqnayd Taas Oo Lagu Waddo Balaadhin Iyo Dib U Habayn.

Sidaas Darteed Inta Waxaanu Idinka Codsanaynaa In Aad Raali-Ahaataan Mudadii Maalinta  Ahayd Ee Aynu Hawadda Ku Kala Maqnayn.

Aad Baad U Mahadsantihiin Akhristayaasha Hangoolnews Iyo Dhamaantiinba.

COMMENTS
Latest News