Hangoolnews.com
Ma Dhabaa? Muuse Biixi Iyo Cabdiraxmaan Cirro In Ay  Hadda Qalanka Ku Duugeen Heshiis Hoose Oo …… + Cidda Ay  Adeegsanayaa,
December 31, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Warar Hoose Oo Hadda Soo Gaadhaya Xafiiska War Qabadka Ee Hangoolnews Ayaa  Sheegaya In Illaa Xalay Iyo Maanta Laga Shaqaynayay Sidii Loo Xoojin Lahaa Khiyaamadda Iyo Beenta Salka Ku Haysa Kala Dilka Iyo Nacaybshaha Shacabka Somaliland Kaas Oo Ay Dabadda Ka Riixayaan Mus-Dambeeyadda Musharaxiinta Kulmiye Iyo Waddani Oo Dhawaan Muran Fool-Xun Kuna Cusub Dhaqanka Siyaasadeed Ee Somaliland Uu Soo Kala Dhexgalay

Mus-Dabeedka Labadan Musharax Oo Uu Ka Dhexeeyo Loolan Xun Qabyaaladeed Ayaa Keenay Mid Waliba Dhinaciisa In Uu Ku Dhaadhiciyo Musharaxa Ay Taageeraan Heshiis Wax Yeelaya Wadda Jirka Iyo Qaranimadda Dalka,

Iyadoo Sidda Xogaha Hangool U Iftiiminayaa Sheegayaa In Laga Dhaadhiciyay Muuse Iyo Cirro Sidii Mid Laba U

Sii Waddi Lahaa Beenta Iyo Kala Dilka Shacabka Somaliland.

Kooxaha Calooshood U Shaqaytayaasha Ah Ee Ku Xeeran Labadan Masuul Ayaa Qaddeeya Marka La Helo Khillaaf Siyaasaddeed Oo Soo Kala Dhexgalay Siyaasiyiinta Somaliland.

Hangoolnews.Com

 

COMMENTS
Latest News