Hangoolnews.com
Daawo:-Fadaaxada Iyo Gacan Ka Hadal Ay Iskula Tageen Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Waxa Sababey Gacan Ka Hadalka.
December 31, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:-Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa fadhigoodii saaka oo Sabti ah waxa uu ahaa jawiga ka duwan kuwii looga bartey ka dib markii qaar ka mid ah xildhibaanadu ay isku faro saareen doodii ansixinta miisaaniyad sanadeedka Sanadka 2017 ka oo saaka laga doodaayey.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News