Hangoolnews.com
Daawo;-Sawirada Ugu Xiisaha Badnaa Sanadkan Galbadey 2016 Ee Warbaahinta Caalamku Soo Bandhigtey Iyo Dareenada Kala Duwan Ee Ay Xambaarsan Yihiin.
December 29, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:-Sanad kasta xiliga uu dhamaado waxa warbaahinta Caalamku ay si rogaal celis ah daawadayaasheeda ugu soo bandhigtaa Sawiradii ugu cajiibsanaa ee sanadkaasi ay la kulmeen kuwaasi oo iskugu jira qaar Dhacdooyin kala duwan xambaarsan.

Muqaalada sawiradan ayaana iskugu jira kuwo dhinaca dareenka bulshada kaga tagaya saamayn togan iyo mid tabanba.

Halkan Kaga Bogo Sawirada sanadkan Dhamaadka ah ee 2016.

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

 

 

COMMENTS
Latest News