Hangoolnews.com
Daawo:- Gabadh Yar Oo Soomaaliyeed Soona Muslimisay Haweenay Heysatay Diinta Kiristaanka
December 29, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:– Gabadh soomaaliyeed oo da, ahaan aan weyneyn ayaa ashahaadada u qabatay soona muslimisay haweenay heysatay diinta masiiga amase Kiristaanka.

Waxaanay inantan soomaaliyeed dagan tahay , Yurubta America, waxaanay u nasteexaysaa oo ay mar walba isku daydaa in ay soo muslimiso dadka heysta diinta masiixiga

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News