Hangoolnews.com
Daawo:– “Saameynta Iyo Abaarta Aynu Ka Sheekeynayno Dadweynaheeni Reer Magaalka Ahaa Maba Oga” Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta
December 27, 2016 - Written by Hangool

Hargeysa(Hangoolnews.com) Wasiirka Diiinta iyo aw qaafta Jamhuuriyada Somaliland Mudane Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay inaanay dadka magaalooyinka Somaliland jooga aanay ka warqabin abaarta baahsan ee wadanka ka jirta

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News