Hangoolnews.com
Daawo:-  Burco 28 Qof Oo Ku Sumoobay Hilibka Neef Geela Oo Ay Cuneen + Xaaladdood Iyo Xogta Ay Bixiyeen
December 27, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:- 28 Qof Ayaa Sumoobay Ka Dib Markii Ay Cuneen Neef Hal Ah Oo Ay Qasheen Isagoo Sii Baxtiyaya,

Ka Dibna Waxaa La Soo Darsay Dadkani Xaalad Shubax, Matag Oo Aad U Badan Iyo Xanuuno Kale Waxaa Loo La Soo Cararay Cisbitaalka Burco Halkaas Oo Xaaladooda Lagu Dabiibayo, Dadkan Ayaa Daganaa Tuuladda Kara-Sharka Oo Ka Tirsan Gobolka Togdheer.

HALKAN KA DAAWO:-

COMMENTS
Latest News