Hangoolnews.com
Kulamada Maanta Laga Ciyaarayo Horyaalka Premeir League Ee Loo Yaqaabn Box Day.
December 26, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:-Waxa maanta dhaca ciyaaraha Horyaalka dalka Engaland iyada oo maanta ay hal mar soo wada dhici doonaan inta badan ciyaarahaasi mar laga reebo hal mid,

Ciyaaraha horyaalka Engaland oo awal la ciyaari jirey Maalmaha Sabtida iyo Axada ayaase maanta waxa la ciyaarayaa Kulamada loo yaqaan Boxin day kaas oo ah maalinta ciidooda Crismaska oo sanad walba mal mar ah.

  • 04:30Watford ? – ? Crystal Palace
  • 07:00Arsenal ? – ? West Bromwich Albion
  • 07:00Burnley ? – ? Middlesbrough
  • 07:00Chelsea ? – ? AFC Bournemouth
  • 07:00Leicester City ? – ? Everton
  • 07:00Manchester United ? – ? Sunderland
  • 07:00Swansea City ? – ? West Ham United
  • 09:15Hull City ? – ? Manchester City

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News