Hangoolnews.com
Dhambaal Tacsi Ah
December 26, 2016 - Written by Hangool

Dhambaal Tacsi Ah

1-Sheekh Muxumed sahal

2-Carab daa,uud Raage

3-Macalin Yuusuf

4-Axmed Sheekh Muxumed

5-C/kariin Sheekh Maxamed.

6-Cheif Caaqil Cali Xaaji cabdi.

Dhamaan Odayaashani waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ehelkii qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Marxuum Macalin Nuux Axmed Ismaaciil oo shalay ku Geeriyoodey Magaalada Hargeysa,

Waxaanay ilaahay uga baryayaan in uu qabriga u Nuuriyo Janadii Fardawsana ka waraabiyo.

Inaa lilaahu Wa Inaa Ilayhu Raajicuun.

COMMENTS
Latest News