Hangoolnews.com
Deg Deg:-Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay In Uu Jirey Kulan Dhex Maray Xisbiga Waddani Iyo Masuuliyiin Somaliya Ah Siro Badana Kashifey Iyo Cida U Sheegtey.
December 26, 2016 - Written by Hangool

Gudoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng faysal cali waraabe ayaa cirka ku shareerey tuhunkii laga qabay in masuuliyiinta xisbiga Waddani ay magaalada Nairoobi kula shireen madax ka tirsan Dalka Somaliya.

Faysal Cali Waraabe waxa uu sheegay in uu isagu ogaa kulanka isla markaana ay halkaasi joogeen rag uga soo waramayay kulamadii kala duwanaa ee dhex maray labada dhinac ee ka kala socday xisbiga Waddani iyo Madax sare oo ka tirsan Dawlada Somaliya.

Faysal ayaa sidoo sheegay in hore ay dawlada Kuwait ugu sheegtey in Gudoomiye Cirro ka codsaday in laga taageero sidii uu usoo bixi lahaa si uu usoo celiyo midnimadii Dawladii dhexe ee Somaliya.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

 

 

COMMENTS
Latest News