Hangoolnews.com
Daawo–“Waxaan Xasuustaa In Arooskii Maxamed X. Ibraahim Cigaal Oo Hawdka Ka Dhacay Aan Anigoo Yar Aabahay U Raacay” Xiisaha Waraysi Weriye Idiris Cigaal Nuur La Yeeshay Fannaankii Weynaa Cumar Dhuulle Cali (Cumar Mahdi)….
December 26, 2016 - Written by Hangool

Hargeysa (Hangoolnews.com)-  “waxaan xasuustaa in anigoo yar uu aabahay inuu gacanta i qabtay uu ii kaxeeyey Maxamed X. Ibraahin Cigaal arooskiisii oo hawdka ka dhacay”…..xiisaha waraysi intii uu noollaa laga qaaday alla ha u naxariistee fannaankii codka toolmoonnaa ee Cumar Dhuulle Cali, kaasi oo dabayaaqadii qarnigii tegey  uu magaallada jabbuuti kula yeeshay weriyaha caanka ah ee Idiris Cigaal Nuur. waraysigan oo ka mid ah waraysiyada  ugu qiimaha badan dhaxalka taariikhda fanka soomaalida ee laga qabto bahda suugaanta ee bulshada afka soomaaliga ku hadasha waxaa uu marxuum al fanaan cumar dhuulle kaga sheekaynaya geedi socodka fankiisa, halkii uu ku dhashay, barbaarintiisii, iyo heerkii uu bulshada dhexdeeda ka gaadhay.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News