Hangoolnews.com
Daawo:-“Muuse Waxaan Kula Dar-Daarmi Lahaa Markuu Aqalkaagu Quraarad Ka Dhisan Yahay Dadka Lama Shiido,”Maxamed Biixi Yoonis.
December 26, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:-Wasiirkii hore ee arimaha Dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa waxa u ka hadlay xaalada siyaasadeed iyo tan Bini aadaminimo ee haatan ay ku jrto Somaliland.

Maxamed Biixi Yoonis oo waraysi uu bixiyey waxa uu kaga hadlay halka uu ku dambeeyey hankiisii musharaxnimo ee uu hore u shaaciyey iyo sidoo kale waxa ka jira warar ay dhawaan qoreen Warbaahinta ka soo baxda dalka Kenya taasi oo sheegtey in Madaxda ugu saraysa xisbiga Waddani iyo Raysal Wasaaraha dalka Somaliya C/rashiid Cali Sharmaarke ay ku kulmeen magaalada Nairoobi.

Dhanka kale ugu dambayn waxa uu fariin u direy Mr Biixi Yoonis Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News