Hangoolnews.com
Akhri:– “Waar Khaatumo Kuma Milmeyso Somaliland Waar, Waxaanu Meeshan Ku Heynaa Waa Dad Naba Diida Oo Alshabaaba” Cali Khaliif Galeydh
December 26, 2016 - Written by Hangool

Hargeysa (Hangoolnews.com)- Dr. Cali Khaliif Galeydh gudoomiyaha maamulka Khaatumo ayaa sheegay mar uu la hadlayay dadka reer Khaatumo in wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo aanay aheyn qaar meesha ka saaraya maamulka Khaatumo

Dr.Cali Khaliif isaga oo arintaasi ka hadlayana waxaa uu yidhi  “Waar Anaga nagama madhna, hadii aanu isla jaanqaadno waar Khaatumo kuma milmeyso Somaliland waar hadaan idin leeyahay ku milmi meyno, waar anagu daris ayaanu nahay oo dan ayaa iskaaya baday, aanu ku hishiino waxyaabo badan oo na khuseeya, cida ay wax badani ka maqan yihiin waa inaka, cida dhimatay ee la dhacay ee dhulkoodi la dhacay waa inaka, waxaanu meeshan ku heynaa waa dad naba diida oo alshabaaba, maamulka aanu rabnaana waa mid aynu inagu leenahay hadii leynaga helo”

Hangoolnews.com

Hangoolnews@gmail.com

Buuhoodle/Office

COMMENTS
Latest News