Hangoolnews.com
Khilaaf Hore Leh Oo Soo  Kala Dhex Galay Masuuliyiinta Ugu Saraysa  Wasaaradda Arrimaha Gudaha Iyo Madaxtooyadda Oo Toban Talaabo ……
December 25, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:- Masuuliyiinta Ugu Saraysa Wasaaraddda Arrimaha Gudaha Somaliland Ayaa Waxaa Soo Dhex Galay Khilaaf Hor Leh.

“Wasiirka Arrimaha Gudaha Waanu La Talinay Oo Uu Na-Maqli Waayay, Kaligii Ayuu Wax Walba Maroorsanayaa” Sidaasi Waxaa Yidhi La-Taliyaha Wasiirka Arrimaha Gudaha Ee Uu Madaxwayne Siiraanyo Dhawaan Magacaabay.

Dhinaca Kale Waxaa Soo Baxay Khilaaf Hor Leh Oo U Dhexyeeyay Masuuliyiinta Ugu Saraysa Wasaaraddaasi Oo Aan Wali Dibadda U Soo Wadda  Bixin.

Madaxtooyadda Somaliland Ayaa Waxay U Jirtaa Wasaaraddan  Xasaasiga Ah Waxaan Ka Badnayn Boqol Talaabo,

Mana Ogo Khilaafka Masuuliyiintan.

Waxii Xog Ah Kala Soco Hangoolnews.Com

COMMENTS
Latest News