Hangoolnews.com
Daawo:- Barnaamij Mug Iyo Miisanle Oo Ku Saabsan Kor-meer Masuuliyiinta Ururka Bisha Cas Ay Ku Sameeyeen   Mashruuc Ku Saabsan Wacyigalinta Isbedelka Cimilada Iyo Yareynta Khatarta Aafooyinka Oo Ka Socda Deegaanka Qool-cadey
December 22, 2016 - Written by Hangool

Hargeysa(Hangoolnews.com) Waxaanu halkan diinku soo gudbin doonaa  Barnaamij mug iyo miisanle oo ku saabsan kormeer masuuliyiinta ururka bisha cas ay ku sameeyeen   mashruuc ku saabsan wacyigalinta isbedelka cimilada iyo yareynta khatarta aafooyinka.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News