Hangoolnews.com
Jamaal Cali Xuseen Oo La Yimid Arrin Ugub U Ah Siyaasadda Somaliland Iyo Talaabo Dhinaca Kulmiye Ah Oo …………..
December 17, 2016 - Written by Hangool News

Hangoolnews:-  Musharaxii Xisbiga Ucid Ee Dhawaan Shaaciyay In Uu Ku Biiray Xisbiga Kulmiye Jamaal Cali Xuseen Ayaa Qaaday Talaabo Aar-Goosi  Oo Uu Ku Baabiiyay Xafiiskii Xisbiga Ucid Ee Magaalada Barbara Ka Dibna Intuu Ka Masaxay Astaantii Ucid Uu Dib Ugu Xardhay Astaanta Xisbiga Kulmiye Arinta Ayaa Ugub Ku Ah Siyaasadda Somaliland Balse Dadka Qaar Ayaa Ku Tilmaamaya Mid Uu Jamaal Doonayo In Uu Ku Wiiqo Faysal Cali Waraabe Oo Colaad Siyaasaddeed Ay Dhextaalo.

Xafiisyadan Ayaa Waxaa Gacanta Ku Hayay Jamaal Cali Xuseen.

 

COMMENTS
Latest News