Hangoolnews.com
Daawo: Masuul Sare Oo Ka Tirsan Xarakada Alshaab Oo Isu Soo Dhiibay Ciidamada Nabad Sugida Soomaaliya Kana Warbixiyay Sababta Uu Isu Soo Dhiibay Iyo Waxaa Uu Qabilsaana
August 30, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews.com:– Ciidama nabad sugada qaranka Soomaaliya ayaa soo bandhigay mid ka mida hor joogayaasha xarakada Al-shabaab, lana yidhaaho Ibraahin Aadan Ibraahin.

Waxaanu masuulkani ka warbixiyay sababta keentay inuu isu soo dhiibo ciidanka nabad sugida Soomaaliya iyo shaqada uu u hayay xarakadan mujaahidiinta Shabaab.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News