Hangoolnews.com
Daawo:–Dawlada Talyaaniga Ayaa Badbaadisay In Ka Badan 6,500 Oo Tahriibayaala Iyo Dalalka Ay U Dhasheen.
August 30, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews.com:— Hayada ku shaqada leh ilaalada xeebaha dalka Talyaaniga ayaa badbaadisay ku In ka badan 6500 oo tahriibayaala, kuwaaso intooda badani ay ka kala yimaadeen dalalka Soomaaliya iyo Eritaria.

Waxaana dadkan la soo badbaadiyay ku jirey sida ay ciidamada ilaalada xeebaha ee dalka Talyaanigu ay sheegeen wiil yar oo shan bilood jira.

Halkan Kaga Bogo Muqaalkaas

COMMENTS
Latest News