Hangoolnews.com
Wasiir Faratoon Oo Ka Afeeftay Inaan Lagula Yaabin Hadii Uu Shaqadiisu Bariga U Badato.
August 29, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews.com:— Wasiirka cusub ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Mudane Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa afeef ka dhigtay inaan lala yaabin hadii uu shaqadiisa inteeda badan u badiyo gobolada bariga.

Wasiiir Faratoon isaga oo arrimahaasi ka hadlayana waxa u yidhi “Gobolada bariga Somaliland nabadeyntooda waan ku dedaalaya laakiin markaan dhanka gobolada bariga aan waxooga u leexiyo ha odhanina malaha ninkani wixiiba waxaa uuu geeyay gobolada bariga”

Iyada oo ay Soomaalidu tidhaaha ama afeef hore lahaw ama adkeysi danbe waxaanu wasiir faratoon afeef ka dhigtaan inaan loo arkin wixii uu gobolada bariga galiyo in uu reernimo ku galiyay.

Hangoolnews.com

Hangoolnews@gmail.com

Hargeysa Somaliland

COMMENTS
Latest News