Hangoolnews.com
Qarax Dad Badani Ku Dhineteen  Oo Ka Dhacay Dalka Yemen
August 29, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews.com:—Ugu yaraan 45 ayaa ku dhintay, in ka badan tobaneeyana waa ay ku dhaawacmeen ka dib markii uu qarax ismiidaamin ahi ka dhacay magaalo ku taala Koonfurta galbeed dalka Yemen.

Waxaana qaraxan loo adeegsaday gaadhi laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, laguna dhuftay gidaar mana jirto ilaa hada cid sheegatay qaraxaasi.

Qaraxan ayaa ahaa mid aad u saameyn badan oo badi gariirkiisa laga maqlayay magaalooyinka ku xeeran goobtan uu qaraxu ka dhacay

Hangoolnews.com

Hangoolnews@gmail.com

Hargeysa Somaliland

 

COMMENTS
Latest News