Hangoolnews.com
Daawo:–Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Ustareeliya Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Uu Madaxweynuhu U Magacaabay
August 29, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews.com:—Maxamed Ismaaciil Xuseen (Bali-shire) oo ah safiirka Somaliland u fadhiya dalka Ustareeliya oo warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay arrimo dhawra.

Waxaanu sheegay in abwaanka caanka ah ee Maxamad Ibraahim Warsame Hadraawi ay u qaadi doonaan dalka Ustareeliya.,

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News