Hangoolnews.com
Baafin:- Cabdiqaadir Maxamad Cali
August 29, 2016 - Written by Hangool

Baafin:- Cabdiqaadir Maxamad Cali

Hibo Maxamad Cali Waxaa Ay Si Naxariisle Dadweynaha Uga Codsanaysaa In Cidii Aragta

Cabdiqaadir Maxamad Cali Oo In Mudo Ah Aanaan Warkiisa Helin In Cidii Aragtaa Ay Ku Soo Hagaajiyaan Mobile-Lada 0634402459/0634170661/ 0634132016

amase saldhig boolis halkii ugu dhaw

astaantiisa iyo sawirkiisuna waa kuwaas

anbad

COMMENTS
Latest News