Hangoolnews.com
 Shaqaale Weynaha Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho Oo Shaqa Joojin Sameeyey+ Sababta
August 29, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews.com:—Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shaqaala weynaha garoonka diyaaraduhu ka haadaan ee Aadan Cade International Airport ay sameeyeen shaqa joojin.

Waxaana la sheegay in sababta keentay shaqaaluhu inay joojiyaan shaqadooda ay tahay ka dib markii ay waayeen xaqii iyo xuquuqdii ay lahaayeen.

Wassaarada shaqada iyo arrimaha bulshada Soomaaliya ayaa xaqii iyo xuquuqdiii ay shaqaalahan garoonka ka hawl galaa ay lahaayeen muran, galisay sida ay warbaahinta u sheegeen qaar ka mida shaqaalaha ka hawl gala garoonka diyaaraha ee aadan cade.

Hangoolnews.com

Hangoolnews@gmail.com

Muqdisho/Soomaaliya

COMMENTS
Latest News