Hangoolnews.com
Ciidamada Nabad Sugida Somaliya Oo Gacanta Ku Dhigay Gabadh Hub U Siday Alshabaab.
August 27, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:–Ciidamda Nabad sugida Somaliya ee loo yaqaan Nisa ayaa gacnat ku soo dhigay Haweenay Hub u sida Xarakada Alshabaab,

gggg

Haweenaydan oo lagu magacaabo Sumayo MAxamed geedi ayaa mudo gaaban la shaqaynaysay Alshabaab iyada oo sheegtey in ay u qaabilsanayd dhinaca gudbinta hubka.

Halkan ka daawo muuqaalka

Hangoolneews.com

Muqdisho/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News