Hangoolnews.com
War:- Deg Dega:– Xubinka Mida 21-Kii Xubnood Ee Gudida Beelaha Garxajis Oo Is-Casilay Iyo Sababta Is-Casilaadisu Ay La Xidhiidho
August 24, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:– Jiif Caaqil Khadar Maxamad Axmed oo ka mida  21-Kii Xubnood Ee Gudida Beelaha Garxajis  ayaa is casilay goor dhaweyd, isaga oo iscasilaadiisana sabab uga dhigay in hanaankii gudidan loo doortay loo bedelay qaab siyaasadeed.

Halkan Ka Daawo 

COMMENTS
Latest News