Hangoolnews.com
Daawo: Xildhibaanada Golaha Deegaanka Oodweyne Oo Si Cad U Sheegay Inay Reer Ahaan Iyo Xisbi Ahaanba Isku Tala Yihiin Gudoomiyaha Xisbiga Wadani
August 24, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews.com:— Xubno ka mida xildhibaanada golaha deegaanka ee Degmada Oodweyne oo hore u sheegay in ay ku biireen xisbiga Kulmiye oo shir jaraa,id ku qabtay Hutel Maamuus ee magaalada Hargeysa ayaa sicad u sheegay inaanay ku biirin xisbiga Kulmiye, islamarkaana ay ka mid yihiin taageero buuxdana ay u hayaan xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News