Hangoolnews.com
Daawo:-Sagal Cabdi Xassan Oo Ah Inanta Cali Mareexaan Adeerka U Yahay Ee Kalida U Saaraysay Inankiisa Oo Ka Hadashay Dareenkeeda.
August 24, 2016 - Written by Hangool

Sagal Cabdi Xassan oo wasiir Cali Mareexaan adeer u yahay ayaa waxaa ay ka hadashey dareenkada ku saabsan Wiil uu dhalay wasiir Cali Mareexan oo xanuusanaya isla markaana ay u saareyso mid ka mid ah kalyaheeda .

sagal

Sagal  iyo aabaheed oo ku sugan dalka Hindiya ayaa waxaa ay sheegen in Sagal ay iskeed u go,aansatey in ay kalideeda u sarto inanka ay ilmaadeerka yahiin ee uu dhalay wasiir Cali Mareexan isla markaana wararka ay shalay warbaahintu ka baahisay islaanta ayeyda u ah gabadhan Sgal  aanay aheyn sida ay islaantu warbaahinta ka sheegay ee ah in lagu qasbey

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News