Hangoolnews.com
War Deg Deg Ah:- Madaxwyanaha Somaliland Oo Fariin Adag Hawada U Mariyey Xukumada Somaliya Beesha Caalamkana Markhaati Uga Dhigay
August 23, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:–Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamed Siilaanyo ayaa waxa uu hawada fariin adag u mariyey Xukumada Somaliya isaga oo markhaati uga dhigay Beesha Caalamka.

Madaxwaynaha oo ka hadlaayay Xaflad Balaadhan oo maanta lagu qabtyey Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa lagu soo bandhigayay rayi ururn ay dhawaan dalka ka samaysay wasaarada arimaha Dibada Somaliland taasi shacabka Somaliland ay ku saxeexayeen looguna qaybinaayay Waraaqo ay ku dhiibanayaan afti ah in Somaliland ay noqoto mid madax banaan iyo in kale.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkaasi

Hangoolnews.com

Hanagoolnews@gmail.com

Hargeysa Somaliland

COMMENTS
Latest News