Hangoolnews.com
Daawo:–Wadan Aduunka Ku Yaala Oo Aan Lahayn Jeellal Dadka Lagu Xidho, (Xogta Dahsoon)
August 23, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:–Dalka yar ee Jasiirada Faaruu  waxa uu ka kooban yahay jasiirado yaryar oo silsilad ah oo ku yaalla waqooyiga Qaaradda yurub waxana ay haysataa ismaaul xukun hoosaad  ah inkastoo ay hoos tagto taajka dalka Denmark, waan dalka keliya ee aan lahayn jeelal dadka lagu xidho.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News