Hangoolnews.com
Daawo;-Guul-Wadayntii Heerka Sare Ahayd Ee Gudoomiyaha Cusub Ee Haayadda Shaqaalaha Somaliland Oo Barnaamij Laga Sameeyey.
August 23, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:–Gudoomiyaha cusub ee haayadda Shaqaalaha Somaliland Sharmaarke Geelle oo dhawaan madaxwayne Siilaanyo u magacaabay gudoomiyaha Haayadda Shaqaalaha Dawlada,ayaa xilli uu dhawaan khudbad ka jeedinaayay Jaamacad Camuud waxa uu halkaasi ka jeediyey hadalo kala duwan kuwaasi oo u badnaa guul-wadayn iyo iska dhaadhicin xukumada iyo Wasiirada ah taasi oo bulshada Su,aalo kala duwan iska waydiisay sida dhaqsaha le iyo amaantii kala duwanaa madaxwaynaha iyo xubno ka mid ah golaha wasiirada uu dusha u saaray.

Wariye Cali Xaraare ayaana arintaasi ka sameeyey barnaamijkiisa caanka ah ee la magac baxay kaftan siyaasadeedka sida uu Gudoomiyaha cusub ugu guul wadeeyey xukumada uu xaqa ugu leeyahay in hadba halkii loo garto loo dhiibo xaqna u leeyahay balse uu mooday Gudoomiyahani deeq gaar ah oo Madaxtooyadu isaga siisay.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News