Hangoolnews.com
Daawo:–Dhul Gariir Xoogan Oo Xalay Ka Dhacay Magaalada Boorame Iyo Shacabka Oo Ka Waramay Inta Uu Leekaa Iyo Siday U Dareemeen.
August 23, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:–Magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal ayaa waxa ka dhacay Dhul gariir xoogan oo si wayn looga dareemay gudaha magaalada iyo Agagaarkeeda .

Boorame

Dhul gariirkan xalay ka dhacay Boorame ayaan ahayn kii ugu horeeyey balse aallaaba waxa ka dhaca magaaladaasi dhul gariiryo ka dhaca xilliyo kala duwan,

Inkasta oo sida dadka magaaladu ay ku waramayaan uu kan xalay ahaa mid aad u xoogan isla markaana ka xoog badnaa kuwii sanadihii ugu danbeeyey ka dhacayay gobolka Awdal.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

Hangoolnews.com

Hanagoolnews@gmail.com

Hargeysa Somaliland

COMMENTS
Latest News