Hangoolnews.com
John Kery Oo Kulan La Qaatay Madaxweynaha Kenya Iyo Waxaa Ay Ka Wada Hadleen
August 22, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews.Com:—Xughaya Guud Ee Arrimaha Dibada Dalka Mareykanka Mr. John Kery Ayaa Maanta La Kulmay Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyata.

Waxaanay Ka Wada Hadleen Labada Masuul Intii Kulankoodu Socday Sidii Loo Adkeyn Lahaa Abniga Iyo Xasiloonaanta Wadamada Bariga Afrika..

Dhinaca Kale Waxaa Ay Labada Masuul Ka Wada Hadleen Sidii Looga Hor Tagi Lahaa Kooxa Argagixisada, Sida Kooxda Al-Shabaab Oo Faro Baas Ku Heysa Wadamada Kenya Iyo Soomaaliya.

Sidoo Kale Waxaa Laga Yaaba In John Kery Uu Kulamo La Qaato Golaha Wasiirada Ee Wadamada Bariga Afrika.

Hangoolnews.Com

Hangoolnews@Gmail.Com

Hargeysa Somaliland

COMMENTS
Latest News