Hangoolnews.com
Daawo:–Sharci Jabinta Madaxwayne Siilaanyo Sameeyo Wakhtiyada Uu Ka Baxayo Magaalada Hargeysa Ama U Soo Galaayo Iyo Dhibaatada Uu Bulshada Ku Hayo.
August 21, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:-Madaxwaynaha Somaliland Axmed MAxamed Siilaanyo ayaa aallaaba xiliyada uu ka baxaayo Caasimada Hargeysa ama uu soo galaayo waxa uu sharci jabin ku sameeyaa sharci wado marista Caasimad HArgeysa.

Iyada oo xilliyadaasi kala duwan ee uu soo galaayo ama baxayo Madaxwaynuhu ay dhibaato wayn ku qabaan bulshada ku dhaqan Caasimada Hargeysa.

Waxaana guud ahaanba hakad la galiyaa gaadiidka kala duwan ee ay wataan dadka Shacabka ah kuwasi oo mudo saacado ah taagnaada hareeraha wadooyinka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalkii Maanta Markii u Madaxwaynuhu kuso laabtay Hargeysa.

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News