Hangoolnews.com
Daawo: Boqor Raabi Oo Daboollka Ka Qaaday In Dhulkii Danta Guud Ahaa Ee Madarka Hargeysa Ay Xukuumadu Xaraasheyso
August 21, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:— Boqor Raabi Yuusuf Cabdilaahi oo maanta warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Hargeysa ayaa shaaca ka qaaday in xukuumadu xaraasheyso dhulkii danta guud ahaa ee madaarka magaalada Hargeysa.

Halkan Ka Daawo 

COMMENTS
Latest News