Hangoolnews.com
Daawo:–Xubin Kamida Golaha Wasiirada Somaliland Oo Badka Soo Dhigay Awooda Ay Aamina Waris Ku Leedahay Xukunka Talada Dalka.
August 20, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:–Mid ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirada Xumumada Somaliland ayaa si toos ah uga marac kacay awooda Marwada Madaxwayne Axmed Siilaanyo ay ku leedahay xukunka talada dalka.

Wasiir Shucayb Maxamed Muuse oo ah Wasiirka Warshadaha Somaliland ayaa meel fagaare ah kaga dhawaaqay in talada dalka ay ka war galiyaan marwo Aamina Waris.

Dhawaqan wasiirka ayaa waxa ay sii xoojinaysaa bulshada Somaliland oo su,aalo kala duwan iska waydiiya awooda marwada ay ku leedahay xukunka talada dalka.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

Hangoolnews.com

Hargeysa/Ofice

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News