Hangoolnews.com
Daawo: Gudniinku Waa Dhagartayada Qarsoon!!!
August 19, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews.com:—- Waxaa jidadka bartamaha magaalada Hargeysa lagu dhajiyay boodhadh ciwaan looga dhigey “Gudniinku Waa Dhagartayada Qarsoon!!! 

Boodhadhkan oo fariinta ay sidaan ay tahay  dhibta uu gudniinka fircooniga ahi uu ku hayo hablaheena.

Hadaba waxaa hoosta kaga qoran boodhkan la soo dhajiyay ciwaanka ah “Fadlan Qayb Ka Noqo Xalka Dhibtan” Muwaadiin sidee ay suurta gal u tahay in laga gudbo dhibta iyo halista gudniinka fircooniga idinka oo cabiraya rayigiina.

Halkan Ka Daawo 

COMMENTS
Latest News