Hangoolnews.com
War: Deg Dega:– Madaxweynaha Somaliland Oo U Baxay Gobolka Awdal Iyo Ujeedada Uu Salka Ku Hayo Socdaalkiisu
August 16, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews: Madaxweynaha Somaliland Oo U Baxay Gobolka Awdal Iyo Ujeedada Uu Salka Ku Hayo Socdaalkiisu

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamad Maxamuud Siilaanyo ayaa saaka safar ugu baxay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal

waxaana Madaxweynaha socdaalkiisan ku weheliyay xubno ka mida golihiisa wasiirada xildhibaano, oday dhaqameed iyo masuuliyin kale.

ujeedada safarka Madaxweyne Siilaanyo ayaa la xidhiidha qalin jabinta dufcaddii 15-naad ee jaamacada Camuud ka qalin jibisa, oo dhan ilaa 600 oo arday.

Hangoolnews.,com

Hangoolnews@gmail.com

 

COMMENTS
Latest News