Hangoolnews.com
Daawo: Trump Oo Sheegay Inuu Imtixaanka Qaadi Doono Muslimiinta!
August 16, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:– Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga Mareykanka Mr. Donald Trump Ayaa Soo Bandhigey Qorshihiisa La Dagaalanka Argagixisada Iyo Kooxda ISIS Ayaa  Sheegay In Dadka Muslimiinta Ah Ee Dalka Mareykanka Soo Galaya Laga Qaadi Doono Imtixaan Ka Hor Intaanay Iman Wadanka

Halkan Ka Daawo 

COMMENTS
Latest News