Hangoolnews.com
Askar Ka Tirsan Ciidanka Amisom Ee Magaalada Muqdisho Oo La Xukumey Laguna Xukumey….
August 16, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:–Sagaal askari oo ka tirsan ciidamada nabad ilaalinta u jooga magaalada Muqdisho gaar ahaan kuwa AMISOM, ayaa lagu xukumey xabsi ka dib markii lagu helay falal danbi.

Waxaana askartan lagu helay dani shaqsi oo halis galin  kara hawl galka ciidamada nabad ilaalinta u jooga dalka Soomaaliya.

.Waxaana askartani la xukumey ka mid ahaa askartii hore u iibsatay shidaalka iyo rasaasra bishii hore sanadkan aynu jiro.

Waxaana askartan ku riday xukunka Maxkamada milatariga ee dalka Yugaandhi ku lleeyahay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya., Xukunkani waxaa uu u dhaxeeya saddex sanadood ilaa hal sano.

Dhanka kale waxaa la eryay saddex askari oo ka mida ciidamadan maanta la horkeenay maxakamada

Hangoolnews.com

Hangoolnews@gmail.com

Hargeysa Somaliland

 

COMMENTS
Latest News