Hangoolnews.com
Cajiib;-Daawo;-Lacagta La Kala Siistay Ciyaaryahan Pogba Oo La Soo Bandhigay Waxa Ay Ka Goyn Lahayd Aduunka Hadii Lagu Iibsado(Xogta Dahsoon)
August 15, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:— Ciyaaryahanka dalka faransiiska ee Khadka dhexe uga ciyaara kooxdamanchester United ee dalka ingiriiska waxa uu sanadkii 1993 xiligana waa ciyaaryahanka ugu qaalisan caalamka ee qiimihii u badnaa la kala siistay waxana aan barnaamijkan idiinku soo gudbinaynaa wayaabaha qaaliga ah ee ay goyn lahayd lacagta la kala siistay Ciyaaryahanka oo dhan 120 malyuun oo lacagta Euro-da  ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

Hangoolnews.com

Hangoolnews@gmail.com

Hargeysa Somaliland

 

COMMENTS
Latest News