Hangoolnews.com
Halkan Ka Akhriso Qodobo Adag Oo Wasaaradda Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Ay Ku Soo Rogtay Timo-jarayaasha Somaliland.
August 14, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:—Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa qodoba adag ku soo rogay Timajarayaasha ka hawl gala gudah Somaliland.

Wasiirka ayaan amarada oo ka kooban sadex qodob waxa uu ku sheegay in meheradii fulin wayda ay ka qaadi doonaan talaabo adag oo sharciga waafaqsan,

Rais

Hangoolnews.com

Hargeysa/Office

Hangoolnews@gmail.com

COMMENTS
Latest News