Hangoolnews.com
Daawo:— Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta S/Land Sheekh Khaliil Ayaa Ka Hadlay Go,Aankii Ay Ku Joojiyeen Bandhig Faneedka Fanaanada Nasteexo Indho Soona Bandhigay Muqaal Sido Kalena Go,Aamo Adag Ku Soo Rogey Rayiislayaasha Dalka
August 14, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnews:– Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta S/Land Sheekh Khaliil Oo Ka Hadlay Ayaa Ka Hadlay Go,Aankii Ay Ku  Joojintii Bandhig Faneedka Fanaanada Nasteexo Indho Sido Kalena Go,Aamo Adag Ku Soo Rogey Rayiislayaasha Dalka

wasiirku waxaa uu sidaas ka sheegay mar uu maanta shir-jaraa,id uu ku qabtay xafiiskiisa magaalada Hargeysa.

DSC05365 DSC05372 DSC05371 DSC05370 DSC05369

Go,aamada adag ee ay dul dhigtay rayiislayaasha caasimada waxaa ay u dhignaayeen sida tan

1:- in ay mabnuuc tahay in si sharciga baal marsan loo xiro sida dhinacyada oo la xiiro lana kala dheereeyo iyo in madaxa wax lagu qoro 

2- in ay mabnuuc tahay in hablaha rag u xiiraan ragana gabadhi u xiirto

3- inaan lagu arki karin dhammaan wixii maandooriye ah xarumaha rayiislayaasha 

4- waa inuu leeyahay liisan dawladeed rayiisle kasta

Halkan Ka Daawo 

 

COMMENTS
Latest News