Hangoolnews.com
SHIRKA BEELAHA GARXAJIS OO LA FILAYO IN UU FURMO GOOR-DHOW
August 13, 2016 - Written by Hangool

Hangoolnws:- SHIRWYNE AY QABSANAYAA BEELAHA GARXAJIS OO TODOBAADYADII UGU DAMNBEEYAY LAGA DAREEMAYAY QABAN QAABADIISA AYAA LA FILAYAA IN UU MAANTA GOORDHOW QABSOOMO.

SHIRKA AYAA AH MID AY GUDIDA QABAN QAABINAYSAA SIDA AY SHEEGEEN MID LAGAGA TASHANAYO AAYAHAY, WADAJIRKA IYO SIDII LAYSU LAABXAADHAN LAHAA,

GEESTA KALE XUKUMADA SOMALILAND AYAA DADAAL UGU JIRTA IN AANU SHIRKAN QABSOOMIN

TODOBAADYADII UGU DAMBEEYAY WAXA  SOMALILAND KU BADNAA EE LA HADAL HAYAY SHIR BEELEEYO UU KA MID YAHAY SHIRKA BAXARASAAF OO BEESHE CIISE MUUSE SHEEGAY IN AY QABSANAYAA, IYO KAN BEELAHA GARXAJIS.

COMMENTS
Latest News